Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
-
Dood eedo cunsurinimo oo ka dilaacday aqalka Senatka
03/12/2024 Duración: 08minTodobaadkii la soo dhaafay aqalka Senatka Australia ayaa waxaa ka dilaacay buuq iyo aflagaado markii Senator Pauline Hanson oo ah hogaamiyaha xisbiga One Nation ay ku eedaysay Senator Fatima Payman inaysan xaq u lahayn inay baarlamaanka sii fadhido maadaama ay dhici karto inay wali haysato dhalasho dal kale.
-
-
-
-
Sidee farmashiyayaasha Australia u shaqeeyaan?
27/11/2024 Duración: 07minUnderstanding how pharmacies operate in Australia
-
-
Abdibasid Ali iyo xanuunka dhimirka dhalinta
26/11/2024 Duración: 19minAbdibasid Ali oo fadhigiisu yahay Norway ahna dhaqtar bartay xanuunada dhimirka ayaa booqasho ku yimid magaaladan melbourne, isagoo qudbooyin ku saabsan xanuunada dhimirka gaar ahaan kuwa ku dhaca dhalinyarta u jeedinaya waalidiinta Soomaalida.
-
-
-
Australia Explained: sidee loo furtaa akoon bangi?
20/11/2024 Duración: 10minHaddii aad shaqayso ama aad dawlada cayr ka qaadato ama aad doonayso inaad si sahlan isaga bixiso qarashaadka lagugu leeyahay (bills) waxaad u baahan tahay akoon bangi.
-
-
-
-
-
-
AE: waajibaadka xeerbeegtada (jury duty)
12/11/2024 Duración: 10minMuwaadin kasta oo Australian ah oo ku jira liiska gudiga doorashada waxaa loogu yeeri karaa adeega xeerbeegtada oo loo yaqaan jury duty ama waajibka xeerbeegto.
-
-
-
Dagaalka Gaza iyo doorashada maraykanka
08/11/2024 Duración: 07minDagaalka Gaza saamayn intee le'eg ayuu ku yeeshay doorashadii Maraykanka? Mohamed Wardhere ayaan ka waraysanay.