Sbs Somali - Sbs Afomali

  • Autor: Vários
  • Narrador: Vários
  • Editor: Podcast
  • Duración: 92:27:35
  • Mas informaciones

Informações:

Sinopsis

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episodios

  • Wararka SBS Somali 4 Febaraayo

    04/02/2025 Duración: 05min

    Wararka SBS Somali 4 Febaraayo.

  • Wararka SBS Somali 31 Janaanyo

    31/01/2025 Duración: 09min

    Wararka SBS Somali 31 Janaayo.

  • Madaxweyne Deni oo ka hadlay dagaalka Daacish

    31/01/2025 Duración: 09min

    Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo qudbo dheer ka jeediyay dagaalka lagula jiro Daacish iyo arimo kale.

  • Wararka SBS Somali 30 Janaayo

    30/01/2025 Duración: 04min

    Wararka SBS Somali 30 Janaayo.

  • Wararka SBS Somali 29 Janaayo

    29/01/2025 Duración: 10min

    Wararka SBS Somali 29 Janaayo.

  • Dagaalka Congo oo laga dayrinayo

    29/01/2025 Duración: 07min

    Ururada gargaarka ayaa walaac ka muujinaya dagaalka ka socda magaalada Gome ee dalka Jamhuuriyada Dimoqraadiyada Congo.

  • Wararka SBS Somali 28 Janaayo

    28/01/2025 Duración: 05min

    Wararka SBS Somali 28 Janaayo.

  • Kulanka Ganacsatada Soomaalidda Melbourne

    27/01/2025 Duración: 16min

    Waxaa magaalada melbourne lagu qabtay kulan ay isugu yimaadeen ganacsato iyo xubno kale oo ka tirsan bulshada. Waxaa kulanka looga arinsaday sidii loo abuuri lahaa urur matala ganacsatada Soomaalida melbourne.

  • Wararka SBS Somali 23 Janaayo 2025

    23/01/2025 Duración: 06min

    Wararka SBS Somali 23 Janaayo.

  • Wararka Soomaaliya 22 Janaayo

    22/01/2025 Duración: 09min

    Wararkii Soomaaliya 22 Janaayo 2025.

  • Wararka SBS Somali 22 Janaayo

    22/01/2025 Duración: 10min

    Wararka SBS Somali 22 Janaayo.

  • Kulan looga hadlay xasilooni darada Soomaaliya

    21/01/2025 Duración: 19min

    Kulan ay ka qayb galeen aqoonyano oo lagu qabtay melbourne ayaa waxaa looga hadlayay xasiloonidarada Soomaaliya iyo saamaynta ay ku leedahay dhaqaalaha.

  • Maxay Janaayo 26 uga dhigan tahay Australianka Indijinooska ah?

    21/01/2025 Duración: 11min

    Muranka iyo taariiqda 26 Janaayo oo ah maalinta qaranka Australia iyo sida bulshada dalka loogu yimid ay u arkaan.

  • Wararka SBS Somali 21 Janaayo

    21/01/2025 Duración: 05min

    Wararka SBS Somali 21 Janaayo.

  • Wararka dagaalka Puntland kula jirto Daacish

    17/01/2025 Duración: 06min

    Wararkii u danbeeyay ee dagaalka ay Puntland kula jirto Daacish.

  • Wararka SBS Somali 17 Janaayo

    17/01/2025 Duración: 09min

    Wararja SBS Somali 17 Janaayo

  • Wararka SBS Somali 16 Jan

    16/01/2025 Duración: 04min

    Wararka SBS Somali 16 Janaayo.

  • Wararka SBS Somali 15 Jan

    15/01/2025 Duración: 15min

    Wararka SBS Somali 15 Janaayo.

  • Mucaaradka oo dhaliilay dawlada Soomaaliya

    15/01/2025 Duración: 10min

    Mucaaradka oo eedo waaweyn u soo jeediyay dawlada Xasan Sheekh Maxamuud.

  • Puntland oo guulo ka gaartay dagaalka Daacish

    14/01/2025 Duración: 07min

    Ciidamadda Puntland ayaa wali sii wada dagaal ay buuraha uga saarayaa Kooxo Daacish oo halkaan isku aruursaday.

página 7 de 26