Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
-
Dr Aways: WA Somali of the year - Waraysi
05/08/2025 Duración: 15minDr. Aweys Abdi Omar, oo ah dhakhtar Soomaaliyeed oo deggan magaalada Perth, ee gobolka Western Australia ayaa loo aqoonsadaday WA Somali of the year 2025.
-
SBS News Somali; 04 August 2025
04/08/2025 Duración: 03minToddobaadka qaranka ee dadka lumay oo lagu jiro ayay boolisku ka codsadeen dadwyeynaha inay soo sheegaan wixii xog ah ay ka hayaan dadka la waayey. Ra'iisal wasaare Anthony Albanese-na wuxuu rabaa inuu toddobaadkan telphone kula hado Benjamin Netanyahu.
-
DIY Renovations: What you need to know before getting started - Australia Explained: Maxaad u baahan tahay inaad ogaato si aad gurigaaga gacantaada ugu dayactirato?
04/08/2025 Duración: 12minMany Australians love rolling up their sleeves and undertaking their own home improvements. But before you grab a hammer or paintbrush, it’s essential to understand the rules and risks so you can renovate safely and legally. - Dadka Australia ayaa qaarkood jecelyihiin inay iyagu si iskood gacantooda ugu dayac-tiraan guryahooda. Waxaase dadka lagula talinayaa inay ogaadaan ama bartaan xeerarka iyo sharciyada, bilaabin dayac-tirka, wax-ku-kordhinta iwm.
-
SBS Somali Full Program: 01 August 2025
04/08/2025 Duración: 51minBarnaamijka Jimce 01 August 2025 oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiis.
-
SBS News Somali: 01 August 2025
01/08/2025 Duración: 10minAustralia oo sheegtay inay aqoonsan doonto Falastiin laakiin aan weli sheegin taariikh. Ardayda Australiyana waxay soo dhoweeyeen sharciga heer federal ee loo ansixiyey si loogu dhimo deynta HECS.
-
Somalia News - Warkii Soomaaliya: 01 August 2025
01/08/2025 Duración: 11minWarkii ugu dambeeyey ee Soomaalia.
-
Ma daahisaa daryeelka ilkaha kharashka awgii?
01/08/2025 Duración: 09minUrurka Dhakhaatiirta Ilkaha ee Australia (Australian Dental Association) ayaa sheegay in qiyaastii 1.5 milyan oo carruur ah ay sannad kasta seegaan daryeelka ilkaha ee bilaashka ah. Dhanka kale, ururrada caafimaadka Aborijin-ka waxay sheegayaan in wacyigelintu aysan ahayn caqabad kaliya ee heysata bulshada First Nations iyo kuwa dhaqammada iyo afafka kala duwan leh
-
SBS News Somali: 31 July 2025
31/07/2025 Duración: 04minSharcigii Labour-ka ee dayn dhimidda ardayda jaamacadaha iyo TAFE-ka ayaa maanta baarlamanku meel mariyey. Kaymaha buuraha waqooyi ee Australina waxaa laga helay cayayaan dhererkiisu yahay 40 cm oo la rumaysan yahay inuu yahay kan ugu culus.
-
SBS Somali Full Program - 30 July 2025
30/07/2025 Duración: 47minBarnaamijii oo dhammaystiran. Warkii ugu dambeeyey iyo warbixinno kale oo faa'iido leh.
-
SBS News Somali: 30 July 2025
30/07/2025 Duración: 09minWarkii ugu dambeeyey maanta oo Arbaco ah ee Australia iyo caalamka
-
Somalia News - Warkii Soomaaliya: 30 July 2025
30/07/2025 Duración: 12minWarkii ugu dambeeyey ee Soomaalia. Waxaana ka mid ah xaaladda dagaalkii Beled Xaawo.
-
Qaadidda xayiraaddii hilibka lo'da Maraykanka
30/07/2025 Duración: 14minAustralia ayaa qaadday xayiraaddii saarnayd soo-dhoofinta hilibka lo’da Mareykanka, go’aankaas oo ay dad dhaliilayaa u arkaan mid lagu doonayo in lagu raalli geliyo Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump.
-
Qaramada Midoobey oo Australia u sheegtay: Xooji Tamarta Nadiifta ah.
30/07/2025 Duración: 06minDiblumaasiga ugu sarreeya ee Qaramada Midoobay u qaabilsan cimilada ayaa booqanaya Australia, wuxuuna ku boorinayaa Australi inay yeelato himilo sare marka ay sanadkan daba-yaaqadiisa shaaciso yoolkeeda dhimista qiiqa kaarboonka.
-
Qaxoonti 13 sano ku xanniban Austrlalia oo dacwoodey.
30/07/2025 Duración: 06minKoox qaxooti ah oo sheegtay inay muddo 13 sannadood ah Australia ku xanniban yihiin, ayaa dacwaddoodii la aaday baarlamaanka federaalka ee Camberra. Waana qayb ka mid ah dad ka badan 8,000 oo qof oo nidaamkii fiisayaasha ee hore loo joojiyey, loogu diiday dalabkoodii fiisaha magan-gelyo-doonka.
-
SBS News Somali: 29 July 2025
29/07/2025 Duración: 03minSenator David Pocock ayaa ku eedeeyey labada xisbi ee waaweyn in gaasta dabiiciga ah ee Australia loo dhoofiyo debedda iyadoo ay dadka Australia la daalaa-dhacayaan sicir-bararka qiimaha gaaska.
-
Organ Donation: Ku-deeqidda Xubnaha
28/07/2025 Duración: 07minHay’adda, Organ and Tissue Authority ee Australia, ayaa ku adkaynaysa bulshooyinka dhaqamada kala duwan leh in ay ku deeqaan xubnaha jidhdkooda, si loogu badbaadiyo nolosho dad kale, waxayna qayb ka tahay todobaadka loo bixiey “Donate Life”, oo ah wacyi-gelin qaran oo lagu dhiirrigeliyo, inay, dad badan oo reer Australia ahi isu diiwaangeliyaan sidii ay u noqon lahaayeen ku-deeqayaal xubno iyo unugyo jirkooda ka mid ah.
-
SBS News Somali: 28 July 2025
28/07/2025 Duración: 04minWarka maanta waxaa ka mid ah; qoysas Australia oo ku dhibban bixinta biilka korontada, dowladda Australia oo toddobaadkan soo saaraysa sharci lagu dhimayo qiimaha daawada dhakhtarradu qoraan ee ka diiwaan-gashan nidaamka PBS.
-
SBS Somali Full Program 25 July 2025
28/07/2025 Duración: 53minBarnaamijkii, Arbaca 25 July 2025 oo dhammays tiran. Warkii Australia, caalamka, iyo Somalia.
-
Australia’s Indigenous education gap and the way forward - Australia Explained: Closing the Gap - Xidhidda Farqiaga
28/07/2025 Duración: 11minEducation is a pathway to opportunity, but for too long, Indigenous students in Australia have faced barriers to success. While challenges remain, positive change is happening. In this episode we’ll hear from Indigenous education experts and students about what’s working, why cultural education matters and how Indigenous and Western knowledge can come together to benefit all students. - Waxbarashadu waa dariiqa loo maro in la helo fursado nolosha sahla, laakiin ardayda kasoo jeeda dadka waddanka loogu yimid ee Australia waxay la kulmeen caqabado ka hortaagan sidii ku heli lahaayeen fursaddaas