Sbs Somali - Sbs Afomali

  • Autor: Vários
  • Narrador: Vários
  • Editor: Podcast
  • Duración: 126:10:16
  • Mas informaciones

Informações:

Sinopsis

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episodios

  • SBS Somali Full Program - 30 July 2025

    30/07/2025 Duración: 47min

    Barnaamijii oo dhammaystiran. Warkii ugu dambeeyey iyo warbixinno kale oo faa'iido leh.

  • SBS News Somali: 30 July 2025

    30/07/2025 Duración: 09min

    Warkii ugu dambeeyey maanta oo Arbaco ah ee Australia iyo caalamka

  • Somalia News - Warkii Soomaaliya: 30 July 2025

    30/07/2025 Duración: 12min

    Warkii ugu dambeeyey ee Soomaalia. Waxaana ka mid ah xaaladda dagaalkii Beled Xaawo.

  • Qaadidda xayiraaddii hilibka lo'da Maraykanka

    30/07/2025 Duración: 14min

    Australia ayaa qaadday xayiraaddii saarnayd soo-dhoofinta hilibka lo’da Mareykanka, go’aankaas oo ay dad dhaliilayaa u arkaan mid lagu doonayo in lagu raalli geliyo Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump.

  • Qaramada Midoobey oo Australia u sheegtay: Xooji Tamarta Nadiifta ah.

    30/07/2025 Duración: 06min

    Diblumaasiga ugu sarreeya ee Qaramada Midoobay u qaabilsan cimilada ayaa booqanaya Australia, wuxuuna ku boorinayaa Australi inay yeelato himilo sare marka ay sanadkan daba-yaaqadiisa shaaciso yoolkeeda dhimista qiiqa kaarboonka.

  • Qaxoonti 13 sano ku xanniban Austrlalia oo dacwoodey.

    30/07/2025 Duración: 06min

    Koox qaxooti ah oo sheegtay inay muddo 13 sannadood ah Australia ku xanniban yihiin, ayaa dacwaddoodii la aaday baarlamaanka federaalka ee Camberra. Waana qayb ka mid ah dad ka badan 8,000 oo qof oo nidaamkii fiisayaasha ee hore loo joojiyey, loogu diiday dalabkoodii fiisaha magan-gelyo-doonka.

  • SBS News Somali: 29 July 2025

    29/07/2025 Duración: 03min

    Senator David Pocock ayaa ku eedeeyey labada xisbi ee waaweyn in gaasta dabiiciga ah ee Australia loo dhoofiyo debedda iyadoo ay dadka Australia la daalaa-dhacayaan sicir-bararka qiimaha gaaska.

  • Organ Donation: Ku-deeqidda Xubnaha

    28/07/2025 Duración: 07min

    Hay’adda, Organ and Tissue Authority ee Australia, ayaa ku adkaynaysa bulshooyinka dhaqamada kala duwan leh in ay ku deeqaan xubnaha jidhdkooda, si loogu badbaadiyo nolosho dad kale, waxayna qayb ka tahay todobaadka loo bixiey “Donate Life”, oo ah wacyi-gelin qaran oo lagu dhiirrigeliyo, inay, dad badan oo reer Australia ahi isu diiwaangeliyaan sidii ay u noqon lahaayeen ku-deeqayaal xubno iyo unugyo jirkooda ka mid ah.

  • SBS News Somali: 28 July 2025

    28/07/2025 Duración: 04min

    Warka maanta waxaa ka mid ah; qoysas Australia oo ku dhibban bixinta biilka korontada, dowladda Australia oo toddobaadkan soo saaraysa sharci lagu dhimayo qiimaha daawada dhakhtarradu qoraan ee ka diiwaan-gashan nidaamka PBS.

  • SBS Somali Full Program 25 July 2025

    28/07/2025 Duración: 53min

    Barnaamijkii, Arbaca 25 July 2025 oo dhammays tiran. Warkii Australia, caalamka, iyo Somalia.

  • Australia’s Indigenous education gap and the way forward - Australia Explained: Closing the Gap - Xidhidda Farqiaga

    28/07/2025 Duración: 11min

    Education is a pathway to opportunity, but for too long, Indigenous students in Australia have faced barriers to success. While challenges remain, positive change is happening. In this episode we’ll hear from Indigenous education experts and students about what’s working, why cultural education matters and how Indigenous and Western knowledge can come together to benefit all students. - Waxbarashadu waa dariiqa loo maro in la helo fursado nolosha sahla, laakiin ardayda kasoo jeeda dadka waddanka loogu yimid ee Australia waxay la kulmeen caqabado ka hortaagan sidii ku heli lahaayeen fursaddaas

  • SBS News Somali: 25 July 2025

    25/07/2025 Duración: 08min

    Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa ku dhawaaqay in Faransiisku aqoonsan doono Dawladda Falastiin, isaga oo sabab uga dhigay baahida degdegga ah ee loo qabo nabad iyo gargaar bini’aadantinimo oo la gaarsiiyo Gaza.

  • Somalia News: Warka Somalia 25 July 2025

    25/07/2025 Duración: 12min

    Warkii ugu dabmeeyey ee Soomaaliya

  • DEMENTIA PREVENTION: Ka-hor-tagga Illowshiiyaha

    25/07/2025 Duración: 10min

    Aqoonyahan Saynisyahan sare ah ayaa soo jeediey in xaaladda 'dementia' (Illowshiiyo) loo aqoonsado arrin caafimaad iyo mid dhaqaale xumo labadaba. In ka badan 400,000 oo qof ayaa la nool cudurka illowshiinyaha, iyadoo la filayo in tiradaasi laban-laabanto 2050-ka.

  • SBS Somali Full Program: 23 July 2025

    24/07/2025 Duración: 51min

    Barnaamijkii Arbacada 23 July 2025 oo dhammays tiran. Ka dhegeyso wararkii gudaha iyo debeddaba iyo warbixinno kale.

  • SBS News Somali: 23 July 2025

    23/07/2025 Duración: 09min

    Warkii Arbacada ee Australia iyo debeddaba

  • Somalia News : 23 July 2025

    23/07/2025 Duración: 12min

    Warkii ugu dabmeeyey ee Soomaaliya.

  • Parly Newbies: Xildhibaannada cusub

    23/07/2025 Duración: 10min

    Ka dib doorashadii baarlamaanka dalka ee bishii May ayaa waxaa Camberra isugu yimid afartameeyo xildhibaanno oo cusub.

  • Work Place Generations: Shaqo-takoorka Waayeelka

    23/07/2025 Duración: 07min

    Inkastoo da’da rasmiga ah ee hawlgabka ee Australia hadda tahay 67, ayaa haddana shaqaalaha da’doodu u dhexeyso 51 ilaa 55-jir badanaa loo arkaa inay yihiin waayeel aan shaqaalysiiin u qalmin

  • SBS Somali News Flash: 22 July 2025

    22/07/2025 Duración: 05min

    Ra'iisals-wasare Anthony Albanese, ayaa ixtiraam iyo qadderin u muujiyey soodhweyn-dhaqameedka 'Welcome to coutnry' oo lagu furay fadhigii koowaad ee baarlamaanka 48 aad ee Australia. Ururrada shaqaalaha Australia-na waxay dalbadeen in ayaamaha shaqada lagusoo gaabiyo afar maalmood toddobaadkii.

página 5 de 33