Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

  • Autor: Vários
  • Narrador: Vários
  • Editor: Podcast
  • Duración: 44:58:16
  • Mas informaciones

Informações:

Sinopsis

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison

Episodios

  • Wararka maanta ee Sweden.

    07/02/2022 Duración: 01min

    Warbixino been ah oo lagu gudbiyay aaladaha internetka iyo warar kale.

  • Wararka raadiyaha Sweden

    04/02/2022 Duración: 01min

    Safiirka Soomaaliya ee dalkaan Sweden oo waraaqihiisa aqoonka la gudoomay, Ciyaaraha Olombikada oo maanta furmay iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    03/02/2022 Duración: 02min

    Xayiradyadii corona oo todobaadka dambe ku eeg iyo warar kale.

  • Maanta iyo wararkii radio Sweden

    02/02/2022 Duración: 02min

    Carruuro qandho qalal uu ku riday nooca cusub Corona. Ruush-ka oo dhambaal soo diray. Iyo warar kale oo dheeri ah.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    01/02/2022 Duración: 01min

    Maryan Cabdulle Warsame oo keentay rayi ku saabsan makhaayad wareegaysa oo gaari saaran, Musaafiriinta ka imaanaya Norway oo baaritaanka laga joojin doono iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    31/01/2022 Duración: 02min

    Hindise cusub oo hawlgabka siin kara lacag dheeraad ah,Tirada ardeyda dalbatay waxbarashadda xirfadaha oo yaraaday iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    28/01/2022 Duración: 01min

    Sidee ayey soomaalida ku nool xaafada Tjärna Ängar u arkaan barnaamijkii ka baxay SVT, Urur Soomaaliyeed oo dadka ku wargaliyay Talaallka iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    27/01/2022 Duración: 02min

    Caruuraha ay da´doodu ka hooseeyso12 jir oo aan laga talaali doonin covid-19, iyo Wiil Soomaaliyeed oo xaruun masaaj ka furay Borlänge warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    26/01/2022 Duración: 01min

    Kooxda Iswiidhan oo u gudubtay gebogebada tartanka ciyaaraha Yurub iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    25/01/2022 Duración: 02min

    Tirikoob sheegaya in ay kordhayaan dadka qaatay talaallka covid-19 ee dagan xaafadaha ajaanibta ay u badantahay iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    24/01/2022 Duración: 02min

    Dhaleecayn loo gudbiyay cunnada laga iibsado dukaamada, Degmada Gävleborg oo shaqaalaha lacagaha u kordhin doonto iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    21/01/2022 Duración: 02min

    Maxkamadda dalka oo ku liita baaritaanka carruurta cunfiga la kulma, iskuul lagu haysto inay kala fadilaan lebbiska ardayda, iyo sida loo kala fariisan doono imtaxaanka jaaamacada oo wax laga bedeley.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    20/01/2022 Duración: 01min

    Dugsiyo Xijaabka mamnuucay oo lala tiigsadey Maxkamadda Sare, FHM oo oo soo koobtay xilliga karaantiilka iyo Duuliyeyaasha dayuuradaha guuxooda ka dheereeyaee Sweden oo xaalad caafimaad oo isku mid ah ka sheeganaya

  • Wararka maanta ee Sweden.

    19/01/2022 Duración: 02min

    Xisbiga SD oo doonaya inuu helo codadkii Xibiyada S & C, Gobollo joojiyey baarista Covid & sababta, booqasho aanu ku taagnay magaalada Borlänge.

  • Wararka maanta ee Sweden

    18/01/2022 Duración: 02min

    Sweden oo sheegtay inay soo ridi doonto daroonnada lagu arkayo xarumaha nukliyeerka, daroon lagu arkay caasimadda Stockholm & wararka kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    17/01/2022 Duración: 01min

    Goob masaaj oo lagu helay inay sameeyaan adeegyo galmo ah & xeeladda loo degey, Nabad Sugidda SÄPO oo baadhitaan ku bilowday daroonkii lagu dul arkay wershado nukliyeerka dhaliya.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    13/01/2022 Duración: 02min

    Cisbitaallada Sweden oo dhiig laga waayey, faafidda caabuq-sidaha corona oo sii kordhi doonta waqtiyada soo socda iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    12/01/2022 Duración: 03min

    Urur ay soo wacaan dadka is dilaya oo kaalmo codsaday, haweenay lacag ka badan 20,000 oo kr lagu dallacay iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    11/01/2022 Duración: 01min

    Faafida nooca cusub ee corona oo kor u kacay iyo warar kale. *Qofkaan oo aan ugu yeerayno Geeddi balse magac kale leh ayaa loo xiray dembi la xiriira gaangiisternimo. Qoraalkaan waxaan ku kabnay dembiyada lagu eedeeyay "Geeddi".

  • Wararka maanta ee Sweden.

    10/01/2022 Duración: 01min

    Ra´iisal wasaaraha dalkan oo ka jawaabtey arrinta ku saabsan ammaankeeda, dowladda diiddan in ay Sweden ka mid noqoto NATO iyo dugsi la weeraray iyo dad lagu dhaawacay.

página 47 de 50