Sinopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodios
-
Wararka maanta ee Sweden.
24/09/2021 Duración: 02minXisbiga C oo go´aamiyay in gudniinka ragga mamnuuc laga dhigo, dhakhtar ilke oo xidiidh la leh urur naazi ah iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
23/09/2021 Duración: 01minHeeyada caafimaadka bulshadda oo isku diyaarinaysa talaalkii saddexaad ee covid-19, go´aan cusub oo maanta ka yimid barlamaanka iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
22/09/2021 Duración: 01minWareeysi aanu la yeelanay Xuseen Maxamed Cabdulle oo ah masuulka mareegta iyo mad-bacadda Laashin. Sido kale haween la xidhay ka dib lagu tuhmay in ay la garab dagaalantay Daacesh.
-
Wararka maanta ee Sweden.
21/09/2021 Duración: 01minXisbiga Socialdemokraterna oo hindise cusub oo ku saabsan iskuulada dalkan la timid, dawladda oo shirkada Cementa u oggolaatay qoditaanka nuuradda ay ka waddo Gotland iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
20/09/2021 Duración: 02minDawladda oo maanta soo bandhigtay miisaaniyadooda iyo natiijada doorashada kaniisadda.
-
Wararka maanta ee Sweden.
17/09/2021 Duración: 01minTirada u dhinta covid-19 oo sii kordhay iyo hooyo da´ yar oo ku daashay magaalada Boden.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
16/09/2021 Duración: 02minDowladda oo dooneysa in carruuraha 12 ilaa 15 jir laga tallaalo Covid 19. Göteborg xarrumo lagu hayo waayeeladda oo Corona ka dilaacay. Hey'adda caafimadka bulshada oo kula talisay in dumarka uurka leh ey qaataan tallaalka Covid 19
-
Wararka maanta ee Sweden.
15/09/2021 Duración: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Talaalada covid-19 oo heer wanaagsan maraya, booqashadii Raadiyaha Iswiidhan ee degmada Boden iyo warar kale.
-
Wararkii maanta & Sweden
14/09/2021 Duración: 02minXuduudaha loo xirayo Covid dartii oo dhib laga sheegtay, Malmö FF oo caawa Juventus wajahaysa & nin Soomaali ah oo sheegay faa'iido ku jirta in carruurta la geeyo gobollada fog fog.
-
Wararka maanta ee Sweden.
13/09/2021 Duración: 02minDhowr urur oo raba in talaalka covid-19 laga bilaabo 12 jirka, booqashadii Raadiyaha Iswiidhan ee Boden oo sii socota iyo warar kale.
-
Wararka maanta iyo Sweden.
10/09/2021 Duración: 02minRaadiyaha Iswiidhan oo booqasho ku joogta degmada Boden, arday lagu weeraray middi iyo warar kale.
-
Wararkii maanta & Sweden
09/09/2021 Duración: 02minXannibaadaha Covid-19 oo la qaadayo, Dowladda oo balaayiin ku bixinaysa cayrta & daryeelka dadka waawayn, Siciido Mooge oo talo siisay Xisbiga S ee ay ka tirsan tahay.
-
Wararkii ugu dambeeyey & Sweden
08/09/2021 Duración: 02minDowladda oo kordhinaysa lacagta la siiyo dadka jirrada ku maqan, isbitaallada oo culays ka dareemaya cudurrada carruurta & Xulka Sweden oo aan Jannaayo aadaynin dalka Qadar.
-
Wararkii maanta & Sweden
07/09/2021 Duración: 02minShaqooyin dad qabta loo baahan yahay, imtixaannada jaamacadaha oo dhijitaal laga dhigayo, tagsiile xabsi la dhigay kaddib markii uu kufsaday gabar rakaab ah.
-
Wararkii maanta & Sweden
06/09/2021 Duración: 01minwiil yar oo isbitaal laga diray iyadoo aan la dawayn oo xaalad halis ah galay, rabshado xiriir ah oo ka dhacay Lund, iyo Ekdal oo dhaawac ku seegaya kulanka Giriigga vs Sweden.
-
Wararkii maanta & Sweden
03/09/2021 Duración: 02minSweden oo usii dhowaanaysa usoo bixitaanka Koobka Adduunka, dugsiyada oo uu kusii fidayo cudurka Covid-19 & dadka xaafadda Angered oo ka hadlaya qaadashada tallaalka oo la sheegay inay ku liitaan.
-
Wararkii maanta & Sweden
02/09/2021 Duración: 02minGobol soo rogaya in qofkii aan tallaalnayn aan shaqo la siinin, Sweden oo shaacisay da'da uu haatan ku badan yahay cudurka Covid & Sweden oo caawa Spain ku wajahaysa kulan adag.
-
Wararkii maanta & Sweden
01/09/2021 Duración: 02minDadka dhashay 90-kii & 2000 oo suuxa marka la siiyo tallaalka Covid-19, niman lagu qabtay beer xashiis ah oo la xukumay & caymis dalabka daadadkii Gävle oo aad u kordhay.
-
Wararkii maanta & Sweden
31/08/2021 Duración: 02minDad qaatay labada kuuro ee tallaalka oo uu Covid ku dhacay, Dowladda oo casriyaynaysa sharciga cudurrada safmarka ah & Anna Beck oo billad qalin ah heshay.
-
Wararkii maanta & Sweden
30/08/2021 Duración: 01minArdayda oo ay kirooyinka guryuhu qaali ku yihiin, waalid ilmohooda ku tacaddiyey oo xabsi lagu xukumay & nin boqollaal xamaarato ah meel ku haystey oo xabsi la dhigay