Sinopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodios
-
Wararka maanta iyo Sweden
15/11/2024 Duración: 02minXukun ganaax oo ku dhacay xeer-ilaaliye qaraabe soke u ah hoggaamiye kooxeedka Ismail Abdo. Dalagga soo goay sannadka oo hooseeya. Baraf la fileyo inuu da'o.
-
Wararka maanta iyo Sweden
14/11/2024 Duración: 02minDhoofinta ciyaaraha kombiyuutarka ee Iswiidhan ayaa ka badan tan dharka iyo macdanta birta. Sicir-bararka oo kor ugu kacay 1.5 boqolkiiba. Haweeney loo diiday inay la baxdo magaca Marijuana (xashiish).
-
Wararka maanta ee Sweden
13/11/2024 Duración: 02minWiil siddeed jir ah ayaa ku dhintay goobta ciyaarta ee dugsiga - hadda waxaa la sii daayay maamule lagu waayey danbi wiilka ku dhintay iskuulka, Mushaarka cusub ee xildhibaannada baarlamaanka. Dalab: hogaamiyeyaasha xisbiyo dhowra ah oo dalbaday in laga wada hadlo Trump.
-
Wararka maanta iyo Sweden
12/11/2024 Duración: 01minShaqo laaanta oo kordhaysa Hal qof ayaa dhintay kadib toogasho ka dhacday magaalada Malmö. Nidaamka diiwaanka shaashadda gobolka Västra Götaland oo hawada ka baxay.
-
Wararka maanta iyo Sweden
11/11/2024 Duración: 02minNin lagu soo oogay dacwad laba-dil ah. Waraaqaha xafiiska canshuuraha ayaa fashiliya qofka iska dhigaya inuu ku nool yahay gurigaaga. Nordea uma baahna inay magdhow siiso macmiil la khiyaameeyay.
-
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
08/11/2024 Duración: 02minLabo wiil oo Iswidhish ah oo rummaanka la dhigey. Ururka shaqaalaha Unionen ayaa balaarinaya shaqo joojintii uu ku hayayTesla. Qoysaska Iswidhishka ayaa wali ka digtoonow wax-iibsiga.
-
Wararka maanta iyo Sweden
07/11/2024 Duración: 03minNin lagu rasaaseyey Kista. Nin ka tirsan kooxaha gaangiska oo si khaldan shaqo uga heley xafiiska arrimaha bulshada. Haweenka oo ragga uga badan waxbarashada jaamacadaha.
-
Wararka maanta iyo Raadiyaha Sweden
06/11/2024 Duración: 02minRaii'sul wasaare Ulf Kristersson ayaa ugu hambalyeeyay guushii Donald Trump ka dib doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday Mareykanka. Saddex qof ayaa dacwad lagu soo oogay, midaasi oo la xiriirta qarax qorsheysan oo ka dhan ah shirkadda qalabyada difaaca ee Elbit Systems ee ku taalla magaalada Göteborg. Dukaanka dharka iiibiya ee lagu magacaabo H&M ayaa shaqa joojin ku ogeeysiiyay 140 ka mid ah 330 shaqaalaha kaga hawl galayeey bakhaarka ay ku leeyiiin magaalada Eskilstuna.
-
Wararka maanta iyo Raadiyaha Sweden
05/11/2024 Duración: 02minLaanta adeega bulshada ee degmeda Botkyrka ayaa xiran maanta oo talaada ah, ka dib markii dhowr qof oo shaqaale ah loo hanjabay. Aagga amniga ee booliiska Norrköping ay ku soo rogeen xagaagan xaafadda Hageby ee degmada Norrköping ayaa lahayd sameeyn amni abuurtay iyo ka hortag dembiyada. Qiimaha cunnada ayaa korodhay 0.2 boqolkiiba bishii oktoobar ee sannadka, sida lagu muujiyay tirokoobyada cusub ee shabakadda madax-bannaan ee Matpriskollen.
-
Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
04/11/2024 Duración: 02minDhalinyaro badan oo qaangaar ah ayaa iska indha tira booqashada dhakhtarka ilkaha, sida ku cad tirooyin ka soo baxay heyadda hoggaanka bulshada. Cayaar socotay 13 saacadood, 37 daqiiqo iyo 6 sekan. Haweeney ku nool gobolka Skåne ayaa lagu xukumay kicinta qowmiyadeed iyo aflagaado daran oo ay u geysatay wiilkii ku soo caan baxay iibinta ubaxa bisha Maajo isla markaana uruuriyay in ka badan shan milyan oo karoon.
-
Wararka maanta iyo Sweden
01/11/2024 Duración: 02minDabeylo xooggan ayaa dhibaatooyin sababay. Goobaha caafimaadka ayaa la baari doonaa kadib qalliinada aan loo baahnayn ee ilmo-galeenka. Nin qirtay kufsi ka dhacay dugsi xannaanadeed oo ku yaal magaalada Flen.
-
Warka maanta iyo Sweden
31/10/2024 Duración: 02minHeyadda SMHI oo ka digtay dabaylo. Botkyrka oo soo rogtay imtixaanka luqaddaee shaqaalaha dugsiyada hoose dhexe. Mowjad cusub oo bartilmaameedsanaysa iney khiyaamaan bukaanka.
-
Wararka maanta ee Iswiidhen
30/10/2024 Duración: 02minEedeyn kulul oo loo jeediyay Botkyrka. Dhimashada cudurka wadne-xanuunka oo hoos u dhacday. Xaaladda degdegga ah ee cimilada ayaa horseeday in la sii daayo cilmi-baare.
-
Wararka maanta iyo Sweden
29/10/2024 Duración: 02minHaweeney lagu xukumay xabsi daain. Haween badan ayaa lagu heley dambiyada hubka. Booliska oo ka digaya hubka ciyaalka ee Halloween.
-
Wararka maanta iyo Iswiidhen
28/10/2024 Duración: 01minMarkab ku degay Göteborg. Dab baabi'iyey gawaaari badan. Nin lagu soo oogay qaraxyo ka dhacay Göteborg.
-
Wararka maanta iyo Iswiidhen
25/10/2024 Duración: 02minDhacdooyin hanjabaad ah ayaa sababay in maktabadda Malmö la xiro. Hawlgalka booliska ee ka dhanka ah goobaha massage. Nin dhallinyaro ah oo uu dhaawac halis ah ka soo gaaray toogasho ka dhacday Norrköping.
-
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
24/10/2024 Duración: 02minShaqaale ka shaqaynayay dugsi xanaano oo ku yaala degmada Stenungsund ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii looga shakiyay kufsi caruureed. Qof kale ayaa loo taxaabay xabsiga iyadoo looga shakisan yahay dilka fannaanka C Gambino, sida uu sheegay Göteborgs-Posten. Waxa caadi ah in gabdhaha iyo wiilashaba ay ka qaybqaataan dembi.
-
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
23/10/2024 Duración: 02minTirada qoysaska helay kaalmada kirada guriga ayaa hoos u dhacday 21 boqolkiiba shantii sano ee la soo dhaafay. Amiiradda Madeleine waxay si ku meel gaar ah sii qabanaysaa xilka boqorka Boqorka Carl XVI Gustaf laga bilaabo Jimcaha iyo toddoba maalmood oo xiga. Hogaamiye kooxeed 27 sano jir ah oo lagu soo oogay dacwad ka dhan ah ka ganacsi daroogada ayaa maxkamada Malmö ku xukuntay 12 sano oo xarig ah iyo in laga musaafuriyo dalka Iswiidhan waligiis.
-
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
22/10/2024 Duración: 02minNin 40 jir ah ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray toogasho ka dhacday Huskvarna xalay. Wasiirka maaliyadda Elisabeth Svantesson (M) ayaa marka laga soo tago shaqadeeda wasiirnimo, sidoo kale noqon doonta guddoomiyaha guddiga horumarinta Bankiga Adduunka iyo IMF. Nin ku nool magaalada Malmö ayaa ku noolaa cayr, balse baraha bulshada waxa uu soo galiyay sawiro uu ka soo qaaday xaflado iyo safarro uu dibadda ugu baxay. Hadda waa inuu dib u bixiyaa 124.000 karoon.
-
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
21/10/2024 Duración: 02minSweden waxay hoos ugu dhacday 14 boos afar sano gudahood ee tusmada sinnaanta caalamiga ah ee ururka Oxfam. Axaddii shalay ayuu dhacay imtixaankii dayrta ee jaamacadda. 62,000 qof ayaa iska diiwaan geliyey, waxeyna isugu jireen da'da u dhexeeysa 15 illaa iyo 85 sannadood. Ugu yaraan 14 jeer ayaa wiil curyaan ah oo ku fadhiya kursiga curyaanka laga diiday caawimaad uu ku raaco baska.