Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
Scams Awerness - Julian waa al dhacay, haddase dadka kale ayuu u digaa.
26/08/2025 Duración: 07minWarbixin cusub oo kasoo baxday hay'adda Australian Competition and Consumer Commission (ACCC) ayaa lagu sheegay in dadka Australian-ka ah ee soo sheegay in lacag laga khiyaameeyey ay tiradoodu yaraatay, laakiin ay taa beddelkeeda, laga dhacay lacag ka badan intii hore
-
NDIS Autism - Saamileyda Austism-ka oo soo dhoweeyey wax-qabadka dowladda
26/08/2025 Duración: 11minDowladda Australia ayaa ku dhawaaqday qorshe cusub oo carruurta Autism-ka qabta lagaga weecinayo nidaalka NDIS iyadoo loo beddelayo nidaam cusub oo loo bixieyThriving Kids.
-
SBS News Somali: 26 August 2025
26/08/2025 Duración: 05minRa'iisals wasaare Anthony Albanese, oo sheegay inay Iiraan amartay labo weerar oo Yuhuud neceyb oo lagu qaaday kaniisad yuhuuddu leedahay oo ku taalla Melbourne iyo warar kale.
-
SBS News Somali: 25 August 2025
25/08/2025 Duración: 05minDowladda Labourka oo rabta inay ka dhabayso ballanqaadkeedii raqiisinta daawada hoos timaadda PBS. Dadka iibsanaya gurigooda koowaad oo shuruudihii laga khafiifiyey iyo hoggaamiyaha Iran oo sheegay in farqiga u dhexeeya waddankiisa iyo maraykanku aan xal lahayn.
-
#93 Bragging about your car (Med) - #93 Bragging about your car - Sida loogu faano baabuurkaaga.
25/08/2025 Duración: 16minLearn how to talk about cars and understand common Aussie car slang. - Baro sida looga hadlo baabuurkaaga. Faham erayo iyo weedho u gaar ah Australia (Ausy car slang)
-
SBS Somali Full Friday Program: 22 August 2025
24/08/2025 Duración: 50minBarnaamijkii Jimce 22 August 2025 oo dhammaystiran.
-
SBS News Somali: 22 August 2025
22/08/2025 Duración: 11minKaamirooyin amni ayaa lagu tijaabin doonaa ilaa 300 oo ah xarumha xannaanada carruurta guud ahaan Australia, si wax looga qabto dhibaatada amni ee saameysay nidaamka xannaanada carruurta. Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in Israel ay si degdeg ah u bilaabi doonto wadaxaajoodka lagu sii deynayo dhammaan dadka lagu haysto Gaza iyo in la soo afjaro dagaalka socday ku dhowaad labo san, balse-buu yiri ay ku xiran yihiin shuruudo ay Israel aqbali karto.
-
Somalia News-Warkii Soomaaliya: 22 August 2025
22/08/2025 Duración: 09minWarkii ugu dambeeyey ee Soomaalia. Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhaleeceeyey madashii mucaadka.
-
Understand Aboriginal land rights in Australia - Australia Explained: Fahmidda Xuquuqda Dhulka ee Aboriginal-ka
22/08/2025 Duración: 09minYou may hear the protest chant, “what do we want? Land rights!” —but what does it really mean? Land is at the heart of Aboriginal and Torres Strait Islander identity, culture, and wellbeing. Known as “Country,” it includes land, waterways, skies, and all living things. In this episode of Australia Explained, we explore Indigenous land rights—what they involve, which land is covered, who can make claims, and the impact on First Nations communities. - Waxaa laga yaabaa inaad maqashay dad debed-baxaya oo ku qaylinaya “ What do we want? Land rights. Oo macneheedu yahay ‘maxaynu rabnaaa’, waxaynu rabnaa Xuquuq dhul”. Waaa maxay macneheedu? Dhulku, ama sida ay u yaqaannaan “Country”, wuxuu udub-dhexaad u yahay astaanta, dhaqanka iyo bed-qabka dadka Aboriginal-ka iyo kuwa Torres Strait Islanader-ka. Macnaha Country ama dhul, kuma koobna oo keliya dhulka. Waxaa ku jira, biyo-mareennada, cirka iyo dhammaan noocyada noolaha.
-
SBS News Somali: 21 August 2025
21/08/2025 Duración: 04minPremier-ka Victoria, Jacinta Allan, ayaa sheegtay in si degdeg ah loogu baahan yahay dib-u-habayn heer qaran oo xeerarka badbaadada carruurta ah, sida kuwa heer dowlad-goboleed oo kale. Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka, J.D. Vance, ayaa sheegay in dalalka Yurub ay bixin doonaan inta badan kharashka dammaanadka amniga ee loo sameynayo Ukraine.
-
SBS Somali News: 20 August 2025
20/08/2025 Duración: 12minShirka qaranka ee wax-soo-saarka dalka. Ra'iilsawasaaraha Israel oo Anthony Albanese ku sheegay mid daciif ah iyo warar kale.
-
Somalia News - Warkii Soomaaliya: 20 August 2025
20/08/2025 Duración: 11minWararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya.
-
Shirka Dowladda Federaalka ee Kobcinta Wax-soo-saarka
20/08/2025 Duración: 09minDhaqaale-yahannada ugu sarreeya dalka, hoggaamiyeyaasha ganacsiga iyo ururrada shaqaalaha ayaa shir heer qaran ah ku yeeshay magaalada Camberra toddobaadkan, shirkaas oo bilaabmay talaadadii bishan July ahayd 19ka August iyadoo lagu falanaqaynayo kor u qaadista wax-soosaarka dalka Australia.
-
SBS News Somali: 19 August 2025
19/08/2025 Duración: 04minRa'iisal-wasaare Anthony Albenese ayaa furay shirweyne lagaga arrinsanayo kobcinta dhaqaalaha. Madaxeeynaha Maraykankanka ayaa qorshaynaya kulan dhex mara labada madax-weyne ee Ruushka iyo Ukraine.
-
EV Fire Danger - Halista bayteriga scooter-rada, Ebike-yada iyo baabuurtu ku socdaan.
19/08/2025 Duración: 08minKhubarada ku shaqo leh ayaa ka digaya khatarta dabka ka dhasha baytariyada gaar ahaan kuwa baabuurta electerigga, scooterrada, e-bike-yada iwm. Waxay sheegeen in lixdii bilood oo ugu horreeyey 2023-kii oo keliya, ay adduunaka ka dhaceen 500 gubasho, ama dab, oo ka dhashay bayteriyada ay ku socdaan, bushkuleetiyada, scootersss, iyo skateboards-ku, kuwaas oo sababay 36 dhimasho iyo138 dhaawac.
-
-
Somalia News-Warkii Soomaaliya: 15 August 2025
15/08/2025 Duración: 09minWarkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya
-
A beginner’s guide to owning a pet in Australia - A beginner’s guide to owning a pet in Australia - Sida loo lahaado rabbaayad.
15/08/2025 Duración: 08minBringing a pet into your home can fill it with joy and companionship – but it also comes with important responsibilities. In Australia, new pet owners need to be aware of legal requirements, along with essential tips for training and caring for their animals. - Xayawaanka rabbaayadda ah ee guryaha lagu hasyto ayaa tayo-geliya, nolosha qoysas badan oo Australian ah, iyadoo saddexdii meeloodba labo-meelood, ay qoysaska Australia guriga ku haystaan xayawaan rabbaadyad ah. Laakiin, dadka aan hore u lahayn, ama u aan haysanin rabbaayad, ee hadda raba inay keensadaan, ayaa laga yaabaa inay ka il-duufaan waajibaadyo uu xawayaanku sharciyan u leeyahay.
-
SBS News_Flash Somali: 14 August 2025
14/08/2025 Duración: 05minWarkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka
-
SBS Somali Full Program: 13 August 2025
13/08/2025 Duración: 52minBarnaamijkii Arbacada oo dhammaystiran.