Sbs Somali - Sbs Afomali

Shirka Dowladda Federaalka ee Kobcinta Wax-soo-saarka

Informações:

Sinopsis

Dhaqaale-yahannada ugu sarreeya dalka, hoggaamiyeyaasha ganacsiga iyo ururrada shaqaalaha ayaa shir heer qaran ah ku yeeshay magaalada Camberra toddobaadkan, shirkaas oo bilaabmay talaadadii bishan July ahayd 19ka August iyadoo lagu falanaqaynayo kor u qaadista wax-soosaarka dalka Australia.