Sbs Somali - Sbs Afomali

Understand Aboriginal land rights in Australia - Australia Explained: Fahmidda Xuquuqda Dhulka ee Aboriginal-ka

Informações:

Sinopsis

You may hear the protest chant, “what do we want? Land rights!” —but what does it really mean? Land is at the heart of Aboriginal and Torres Strait Islander identity, culture, and wellbeing. Known as “Country,” it includes land, waterways, skies, and all living things. In this episode of Australia Explained, we explore Indigenous land rights—what they involve, which land is covered, who can make claims, and the impact on First Nations communities. - Waxaa laga yaabaa inaad maqashay dad debed-baxaya oo ku qaylinaya “ What do we want? Land rights. Oo macneheedu yahay ‘maxaynu rabnaaa’, waxaynu rabnaa Xuquuq dhul”. Waaa maxay macneheedu? Dhulku, ama sida ay u yaqaannaan “Country”, wuxuu udub-dhexaad u yahay astaanta, dhaqanka iyo bed-qabka dadka Aboriginal-ka iyo kuwa Torres Strait Islanader-ka. Macnaha Country ama dhul, kuma koobna oo keliya dhulka. Waxaa ku jira, biyo-mareennada, cirka iyo dhammaan noocyada noolaha.