Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
-
-
-
-
Rabshada qoyska iyo Fartun farah
05/06/2024 Duración: 14minFartun farah oo ah madaxa East African Women's Foundation ayaa ka warantay tacadiyada haweenka lagula kaco.
-
-
Ciidanka xooga Australia oo qoranaya ajaaniib
05/06/2024 Duración: 05minCiidanka xooga Australia oo qornaya askar aan haysan dhalashada Australia. Tan ayaa ah markii ugu horaysay ee ciidan laga dhigo qof aan dhalasho haysan.
-
-
-
Australia Explained: coffee culture
04/06/2024 Duración: 10minShacabka Australia waxay si waalan u cabaan kafeega oo waxay gaartay heer Melbourne lagu tilmaamo inay tahay caasimadda kafeega aduunka.
-
-
-
-
-
Waa maxay Artificial Intelegence amd AI?
28/05/2024 Duración: 08minAI oo bilowday inay Af-Soomaali kuugu jawaabto haddii aad sidaas ka codsato.
-
Austraian Explained: Australian Wars
28/05/2024 Duración: 14minWhat were the Australian Wars and why is history not acknowledged?
-
-
Mohamed Hassan Dable iyo doorashada UK
24/05/2024 Duración: 06minWaqtiga doorashada UK oo lagu dhawaaqay
-
-