Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
-
-
Yasac Abdullahi oo boolis ka noqday Victoria
04/03/2025 Duración: 17minYasac Abdullahi wuxuu dhawaan ka jalinjabiyay kuliyadda Booliska Victoria sidaasna ku noqday askari boolis ah.
-
-
Ramadan iyo Sheekh Abdirahman Magan
03/03/2025 Duración: 11minSheekh Abdirahman Magan oo nooga waramay Faa'iidooyinka bisha barakaysan ee Ramadan.
-
-
-
SBS Somali Full Program 26 Febraury
27/02/2025 Duración: 54minWaa idaacadii SBS Somali 26 febaraayo.
-
-
Caruurtu waxyaalaha ay sameeyaan iskuulka kadib
26/02/2025 Duración: 08minWaa qayb kale oo ka mid ah barnaamujyadeenii Australia Explained oo aan ku eegayno waxyaalha caruurta iyo dhalinyaradu sameeyaan marka ay galabkii iskuulka ka soo baxaan.
-
-
Dr Yusuf Omar iyo xaaladda Soomaaliya
25/02/2025 Duración: 12minDr Yusuf Omar "marka siyaasada laga eego qofku wuu yar quusan laakiin really in la quusto ma ah"
-
-
-
-
-
Dr Yusuf Omar oo xaflad soo dhawayn ah loogu sameeyay Melbourne
18/02/2025 Duración: 18minDr Yusuf Omar oo booqasho gaaban ku yimid Melbourne ayaan waraysi kala yeelanay arimo kala duwan.
-
-
Lacagaha Fasaxa Waalidka ilmuhu u dhashaan
18/02/2025 Duración: 09minAustralia, waalidiinta qaar ayay dawlada iyo shaqabixiyuhu lacag ku siiyaan fasax ay qaataan marka ilmo u dhasho. Laakiin qofkastaa xaq uma laha lacagtaas.
-