Inclusion Matters

https://www.inclusivechildcare.org/InclusionMattersItunes.xml Routines ( the Importance of Schedule , how to implement effective scheduling. ) in Somali

Informações:

Sinopsis

Marak dhallaanka iyo socodbaradka ay qayb ka yihiin waxqabadyada iyo caadooyinka caadiga ah ee la yaqaan, waxay la koraan xiriirka dadka ay la falgalaan waxayna helaan dareen lahaanshaha iyo isku kalsooni iyo kalsooni dheeraad ah marka hawl maalmeedkooda la saadaaliyo lana yaqaan. Jadwal maalinle ah oo joogto ah iyo nidaamyo tallaabo  tallaabo  ah ayaa carrurta siinayo maalin la saadaalin karo. Jadwalka iyo niddamka joogtada ah ee goobta daryeelk kooxda iyo gurigaba waxay caawiyaan carruurta.