Inclusion Matters
https://www.inclusivechildcare.org/InclusionMattersItunes.xml Inclusion: The Foundation of Our Practice (Part one) [Kamidnoqoshada: Waa aasaaska shaqadeena (Qaybta koowaad)]
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editor: Podcast
- Duración: 0:10:00
- Mas informaciones
Informações:
Sinopsis
Waxaan si gaar ah ogabeeraan dagaynaa macluumaad ay soo saareen DEC iyo NAEYC oo ah ururo lashaqeeya caruurta. Macluumaadkaasoo ah bayaankooda wadajirka iyo sida macluumaadkaas nooga caawinayo kobcinta kamidnoqoshoda goobta xanaanada iyo waxbarashada. Sidoo kale, muhiimadda ay leedahay tageerada, kaqaybqaadashada iyo helitaanka fursadaha macluumaadkaan ayaa aas’aas u’ah baahida caruurta iyo shaqaalaha una ah xumin culus in lagu guulaysto kamidnoqoshada goobta wax barashada ubadka yar yar.