Inclusion Matters

https://www.inclusivechildcare.org/InclusionMattersItunes.xml Challenging Behavior: Aggression [Dabeecadaha adag: Dagaalka/Gardarrada]

Informações:

Sinopsis

Dagaalka ama gardarrada waa dabeecad labartay oo wax lagu raadiyo.  Mararka qaarkood caruurtu dagaal iyo xumaan beey wax kaaga raadinayaan sababato oo ah wa’ay kugu dayeen wa’ayna u shaqeeysey.  Caruurta waxaa lagu caawin karaa in xumaantaan ay qaabilaan ay kubedeshaan wanaag iyo samaan ayadoo loo marayo daryeel wax ku ool ah iyo in xirfado cusub cunuga labaro.